1/6
Tamaam For Drivers screenshot 0
Tamaam For Drivers screenshot 1
Tamaam For Drivers screenshot 2
Tamaam For Drivers screenshot 3
Tamaam For Drivers screenshot 4
Tamaam For Drivers screenshot 5
Tamaam For Drivers Icon

Tamaam For Drivers

Tamaam Taxi
Trustable Ranking IconVertrauenswürdig
1K+Downloads
15MBGröße
Android Version Icon4.4 - 4.4.4+
Android-Version
2.2(27-01-2023)Letzte Version
-
(0 Bewertungen)
Age ratingPEGI-3
Herunterladen
DetailsBewertungenVersionenInfo
1/6

Beschreibung von Tamaam For Drivers

Tamaam Taxi


Shirkadda Tamaam, adeegyada ay qabato waxaa kamid ah Taxi-ga, waxa ay kuu suura galineysaa in aad dalbato Taxi-ga adiga oo joogo gurigaaga, goobtaada ganacsiga, ama goobtaada wax barasho, waxa aadna ka heli doontaa adeeg ku raali galiya sida in aad hesho WiFi bilaash ah oo aad isticmaali doonto inta aad saarantahay Taxi-ga.


Car rental


Shirkadda Tamaam adeegyada kale ee aad ka heli karto waxaa kamid ah in aad ka kireysan karto gaadhi inta aad doonto sida, saacado kooban, maalin, todobaad iyo wax ka badan, adiga oo saxiixayo xeer-ka heshiis-ka kirada ee u dagsan shirkadda Tamaam.


Food delivery


Shirkadda waxa ay kuu qabaneysaa in aad ka dalban karto cuntaada, adiga oo jooga gurigaaga, ama goobtaada shaqada, waxaana laguugu keenayaa dalabkaaga 15 daqiiqo iyo wax ka yar, sidoo kale hadii ay jirto maqaaxi aad jeceshahay dhadhanka cuntadeeda isla maqaaxidaa ayaa lagaaga soo adeegayaa.


Water truck delivery


Adeegyada kale ee aad ka heli karto shirkadda Tamaam waxaa kamid ah in aad ka dalban karto booyadaha biyaha, hadii ay kaa go’aan biyaha guriga, waxa aad ku heli kartaa wax ka yar 10 daqiiqo, waxaadna ku dalban karaa si online ah.


Plumber


Waxaa kamida adeegyada aad ka heli karto shirkadda Tamaam, farsama yaqaanada sida hadii gurigaaga ay ka hallaabaan, tubada, tuujiga suuliga IWM, waxaad lasoo xiriireysaa shirkadda, waqti yar kadib waxaa kuu imaanaya farsama yaqaan kuu hagaajin doona dhamaan cilladaha ku heysta.


Electrician


Shirkadda Tamaam waxaad ay kaa caawineysaa hadii aad dooneyso koronta yaqaan in aad si fudud uga soo dalbato App-ka Tamaam, isla markaana uu kuugu yimaado wax ka yar 10 daqiiqo oo laguugu adeego sida ugu wanaagsan, ujeedadeena waa xallinta caqabadahaaga.

Tamaam For Drivers – Version 2.2

(27-01-2023)
Weitere Versionen
Was ist neuupdated performance and overall functionality

Es gibt noch keine Bewertungen oder Beurteilungen! Um die erste zu hinterlassen, installiere bitte

-
0 Reviews
5
4
3
2
1

Tamaam For Drivers – APK Informationen

APK Version: 2.2Paket: com.tamaamtaxi.darawal
Kompatibilität zu Android: 4.4 - 4.4.4+ (KitKat)
Entwickler:Tamaam TaxiDatenschutzrichtlinie:https://www.tamaamservices.com/privacy-policyBerechtigungen:41
Name: Tamaam For DriversGröße: 15 MBDownloads: 1Version : 2.2Erscheinungsdatum: 2023-01-27 02:57:29Min. Bildschirmgröße: SMALLUnterstützte CPU:
Paket-ID: com.tamaamtaxi.darawalSHA1 Signatur: 87:22:55:F4:CA:75:E3:DF:FA:87:3E:23:37:2E:12:1E:DA:3D:8D:E8Entwickler (CN): ABDIFATAH DAYIB IBRAHIMOrganisation (O): Tamaam GroupOrt (L): HargeisaLand (C): SOBundesland/Stadt (ST): Waqooyi GalbeedPaket-ID: com.tamaamtaxi.darawalSHA1 Signatur: 87:22:55:F4:CA:75:E3:DF:FA:87:3E:23:37:2E:12:1E:DA:3D:8D:E8Entwickler (CN): ABDIFATAH DAYIB IBRAHIMOrganisation (O): Tamaam GroupOrt (L): HargeisaLand (C): SOBundesland/Stadt (ST): Waqooyi Galbeed

Neueste Version von Tamaam For Drivers

2.2Trust Icon Versions
27/1/2023
1 Downloads14.5 MB Größe
Herunterladen

Weitere Versionen

2.1Trust Icon Versions
29/11/2022
1 Downloads14.5 MB Größe
Herunterladen
1.5Trust Icon Versions
18/1/2021
1 Downloads14.5 MB Größe
Herunterladen
1.9.2Trust Icon Versions
15/6/2021
1 Downloads17 MB Größe
Herunterladen
appcoins-gift
Bonus-SpieleGewinne noch mehr Belohnungen!
mehr
Rage of Kings
Rage of Kings icon
Herunterladen
Super Run Classic
Super Run Classic icon
Herunterladen
Clash of Kings
Clash of Kings icon
Herunterladen
Maze Action Game
Maze Action Game icon
Herunterladen
Z Day: Weltkrieg Krieg
Z Day: Weltkrieg Krieg icon
Herunterladen
Merge Neverland
Merge Neverland icon
Herunterladen